Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amina abdirahman on February 16, 2019, 06:24:34 PM
-
Asc
Dr waxaan rabaa inaa ku weydiiyo shaaha dhibaatoyin miyuu leyahay xaga dumarninada micnaha dumarka dhibaato miyuu u keenaa
-
Maya, shaaha saameyn kuma lahan dumarnimada iyo ragannimada qofka....
Waxaa la sheegaa shaaha ugu qiimo badan dhinaca caafimaadka inuu yahay kan cagaaran, halkaan ka akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6210.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6210.0)