Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Emg. Omar on October 21, 2016, 11:51:12 PM

Title: Su'aal: Jiifka ma saameyn karaa kilyaha?
Post by: Emg. Omar on October 21, 2016, 11:51:12 PM
jiifka ma saameeyn karaa kilyahay?  tusaale qofka seexdaa shamiindada ama ku seexdo joodari dhulka yeelo wax dhibaato ma'u keeneeysaa kilyaha? hadii jawaabtu haa tahay dhinacee ayaan usaaxdaa? maadamaa hada lamuraan tahay arintani.
Title: Re: Su'aal: Jiifka ma saameyn karaa kilyaha?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:02:05 PM
Maya, kilyaha meel hoose oo jirka ayay ku jiraan, waxaa ka horeeya oo alle ku xifdiyay murqo, iyo lafaha feeraha dambe.
Meel adag oo la jiifto wax dhaawac ah ma gaarsiiso, laakiin murqaha dhabarka ee dhinaca ayaa ku xanuunayo sidaas ayaad ugu malaysaa in kilyaha lagaa qabtay.