Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A.qani Cumar Ali on August 20, 2015, 11:47:44 AM

Title: Su'aal: Kininka dhaxanta ama tb da?
Post by: A.qani Cumar Ali on August 20, 2015, 11:47:44 AM
Waxan maqlaa kininka dhaxanta ama tb da waxaa laguqaata da,da hadii qofku uu 25 jir yahay iyo hadii uu 18 jir yahay ma isku in uunbaa lasiinayaa mise way kalabadanayaan mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Kininka dhaxanta ama tb da?
Post by: SomaliDoc on August 21, 2015, 12:12:55 PM
Daawada tiibishada ama qaaxada waxaa lagu bixiyaa miisaan ee da' laguma bixiyo, tirada aad u baahan tahay iyo in aad xanuunka qabtidba si loo ogaado al xiriir dhakhtar.