Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: ALI mohamed khalif on March 13, 2016, 04:26:28 PM

Title: Su'aal: Waxaan walaac ka qabaa akhriska dhaw?
Post by: ALI mohamed khalif on March 13, 2016, 04:26:28 PM
Halkaan insha allaah waxaan ku soo bandhigayaa kadib markii aan arkay dad badan oo walaac ka qabo akhriska dhaw ama difficulty reading sidaas darteed aqriska dhaw qofka marka uu gaaro 35 wixii ka sareeyo ayeey ku timaadaa in araga dhaw qofka ka dhumo .manahan cudur in qofka Age ah uu ka sheegto aragtida dhaw maxaa keena qof ka over the  age 35  .hadaan tusaalo yar soqaato qofka marka uu gaaro 50 ama 60 of the year waxaad ku arki kartaa ciro ama in madaxa cadaado cudurna maahan sidaas oo kale eye lens in isbadal ku yimaado sida shape and size and also materials of the lens .taas waxaay keeneesa murqaha ku xiran eye lens ( ciliary body )oo marna kalajiida marda daayo xiligaas waxaa mesha kabaxayo eye lens constriction (Accommodation) sidaas darteed qofka difficulty  reading ayuu ka cabanayaa cudurna maahan thanks