Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan-Deeq on May 08, 2010, 02:43:55 AM
-
Asc Wr WB dhamaan aqoonyahanka cilmiga caafimaadka ee webka somalidoc iyo akhrisyaasha.
salaan kadib waxaa igu dhacday qiso cajiib oo meel aan u qaado garan waayay taasoo ah gabar xaaskayga ah oo igu mehersan walise aanan aqal gaysan ayaan ku arkay arin aan qaadan waayay taasoo ah anigoo ku ogaa bikronimo dhowr jeerna isku dayay in aan bikro jabiyo balse ay ii soo suurta gali waysay kadibna gabadhii waxay go'aan ku gaartay ilaa iyo inta aan ka aqal galayno in aysan ii imaan wax galmaana aysan ila samayn sababtoo ah xanuunka iyo dhibta badan ee bikro jabinta oo ay dhibsatay kadibna waan ka ogolaaday mudo 2 bilood ah ayay gabadhii iga maqnayd nasiib wanaag hadana jaanis kale ayaan ku helay balse maxaa dhacay ??? waxaan arkay gabadhii oo aan bikro ahayn oo wax dhib ah aanan kala kulmin markaan waydiiyayna waxay boorsada kala soo baxday boomaato oo waxay igu tiri boomaatadaan ayaan isticmaalay taas ayaana sababtay bikro la'aanta markaan ku iri wax dhici kara maahana waxay lasoo baxday kitaab qur'aan oo guriga ii yaalay waxayna igu tiri kitaabkan qur'aanka ayaan kuugu dhaaranayaa in aanan nin kale arag bikradaydana aysan galmo ninkale ku jabin boomaatadan waxaan ka ahayna aanan isticmaalin marka dhakhaatirta sharafta badan ee webka waxaan waydiinayaa ma jirtaa boomaato jabin karta bikrada dumarka ?
-
Asc.
Walaal waad ku mahadsan tahay sida wanaagsna aad su,aashada u soo dhiibatey. Marka aan hoos ugu soo degno su,aasha jawaabteeda. Walaal waa jirtaa Bootaamo loo isticmaalo Bikro jabinta,waxaana la dhaha Gel Cream Ointment,balse waxaanse hubin in marka laysu tagayo la marsado iyo in hadii ay qofka dumarka ahi iskeed u marsato inay bikro jabeyso. Inkastoo aan u malaynayo in la marsado marka laysu tagayo.
Intaas baa aniga karaankeyga ah inaan ka jaawabo.
Mahadsanid
-
Dhamaan waan idin salaamay aqrista yalka iyo bahda somalidoc.com
intaa kadib ahmed waxan ku waydiinayaa boomatadaan
Gel Cream hadii loo isticmalo bigra jabinta maxaa loo isticmaalikaraa toliinka kore ee gabadha fircooniga
hadii eey adkaato in uu gali waayo fandhada raga ma jirtaa ayana daawo lamarinkaro oo lagu jilciyo
thanks
-
Dhamaan waan idin salaamay aqrista yalka iyo bahda somalidoc.com
intaa kadib ahmed waxan ku waydiinayaa boomatadaan
Gel Cream hadii loo isticmalo bigra jabinta maxaa loo isticmaalikaraa toliinka kore ee gabadha fircooniga
hadii eey adkaato in uu gali waayo fandhada raga ma jirtaa ayana daawo lamarinkaro oo lagu jilciyo
thanks
intee laga helaa bomatadan farmasiga miyaa mise mahadsanidin
-
Sxbyaal waan idin wada slmy. Su'aasha boomatada la xidhiidha jawaabteeda weeye "HAA" wey jirtaa boomaato bikrada jabisa, waxa ugu caansan Xylocaine jelly oo ay ka farcanto linocine jel. NB. Ha isticmaalin haddaanu Doctor kuu qorin hana ka yeelin sheeko qof isticmaalay. Ogow gabadha haddii ay kitaab Qur'aan ah ku dhaaratay isla markaasna ay boomaatadii ku tustay in ay tahay qof mudan in aad ku kalsoonaatid. Boomaatada laftirkeeda aqriso ama doctorkaaga tus ka dibna be happy and let yourself the confident. cherio bye bye. Ramadaan wacan.
-
waad mahadsantin walal dhamaan tiin bomatadan hadii adoon
dhakhtar kuuso qorin aad isticmasho dhib ma kaga imaan mise okej weeye thanks
-
waad salaaman tihiin dhamaan dhaatiirta iyo aqyaartuba
daqaatiirtu raali hanaga ahaato su aal aan dhaqaatiirtii weli kajawaabin baanu qaadaa dhignay sidii xasan deeq u soo qoray baanu u sugaynaa noo soo faah faahiya xasan walaal marka hore waxaad is ilawsiisaa in arin kaa aad taabatay in uu dhacay inta badan waxaynu hadaynu soomaali nahay ku hinaas naa waxaa iyo wax la mid oo bur bur iyo aaqiro seeg inoo geesta marlabaad sida aqyaarta qaarkeed sheegtay waa jirtaa diiqadani waxayna leedahay noocyo badan soomaliya waxaa lagu isticimaalaa KY OITMENT miligaraam keeduna waa ururis waxaase iga qaldan xiliga la isticimaalo iyo galmada intii u dhexaysay wa bilaahi tawfiiq
-
Asalaamao calaykum waraxmatulaah wabrakaati... walaal way jirtaa boomaatadaasi oo over counte ayaa laga helaa...oo ma ahan wax ay u tagtay ninkale or ma aha waxyaabo la orankaro waa lasoo fuulay balse waxaad ogaataa inaad kala garan karto qofka bigrada ah iyo qofka aan ahay....maxaa yeelay hadii kareemka ay marsato iyo hadii kakleba ay ciriiri gelinkarto utyagida raga marka ugu horeyso..waxay adood usiinaysaa inuu qofka ufududeeyo isticmaalida easy way,so haday ku caawisay jawaabtaasi iyo kadii kaleba ee jawaabtu waa haa ASC
-
Asc Wr Wb dhamaan howla wadeenada webka iyo walaalaha webka ku xiranba
Waxaan halkaan uga mahad celinayaa dhamaan dhalinyarta aqoonyahanka ah rag iyo dumar waxaan lee yahay xaqiiqdii waxaa ila qaybsateen kurbadii ila soo daristay waxaana iisoo gudbiseen aqoontiina intii ilaahay idinka garansiiyeen si hagar la'aan ah waxaan ilaahay idiin kaga baryayaa sidaa kurbadii i haysatay iiga faydeen in ilaahay idinkana maalinta yowmul qiyaame kurbooyinkiina u faydo aamiin yaa allaah runtii waxaa iisoo gudbisen jawaabo aan ku caafimaaday iyo talooyin walaaltinimo oo cajiib ah shakigii i hayayna waa iga saarteen ilaahay cilmigiina ha idiin siyaadiyo mid naafic ahna haka dhigo dhamaantiin waxaan idin lee yahay M A H A D S A N I D I I N. sc wr wb
-
Asc walaal kareemada loo isticmaalo begrajabinta teebaa uku fiican
-
salaan siyaad axmed jawaabtana waa sugaynaa ani waxaan aqaan mid la dheho ky oit
oo marka lamariyo 5mine ka dib hawsha la bilaabo oo ok ah oo bigrada jebisa hadii aan musuq maasuq dhicin waa hadaan laga masaxin thankis jawaab ta dhaqaatiirtana waynu sugi