Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on July 19, 2010, 02:14:02 PM
-
salaamu calaykum
walaalayaal waa maxay cudurka Fibrosis somali maxaa lagu yiraa mala dawayn karaa walaalayaal warbixin buuxda iga soo siiya ilaahay qayr ha idin siiyee
-
Fibrosis maahan cudur ee waa is bedel ku dhaco unugyada, nudka ama xubinta.
taasoo ah in unugyada ay dhintaan, baaba'aan oo isku shuuqaan.