Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: SomaliDoc on March 09, 2009, 12:04:44 PM

Title: Kansarka Sambabka (Lung Cancer)
Post by: SomaliDoc on March 09, 2009, 12:04:44 PM
(http://somalidoc.com/Topics/kansarsambab.png)

Sambabadu waa xubnaha jirka ee inaga gargaara neefsashada. Waxay oksijiin siiyaan dhamaan unugyada jirka.
Unugyada kansarku waa unugyo aan caadi ahayn. Unugyada kansarku way ka korniin badan yihiin waana ay ka iskala-qaybin badan yihiin unugyada caafimaad qaba.
Unugyada kansarka qaarkood waxay sameyn karaan goobo loo yaqaano burooyin.
Kansarka sambabku waxay dhacdaa marka unugyo ku jira wadnaha is beddelaan oo ay noqdaan kuwo aan caadi ahayn.
Unugyada kansarka sambabku waxay ku safri karaan dhiigga ama dheecaanka jirka oo ay degi karan goob ama xubin kale ee jirka ah, waxaa tan loo yaqaanaa  "metastasis".

Qodobada Halista
Waxa aad halis dheeraad ah u tahay kansarka sambabka:

Calaamadaha
Kansarka sambabka ee cusubi ma laha wax calaamado ah. U tag dhakhtarkaaga haddii aad leedahay mid ka mid ah calaamadahan:

Noocyada Kansarka Sambabada
Waxa jira 2 nooc oo waaweyn oo ah kansarka sambabka. Nooc kasta si gaar ah ayuu ku koraa, u fidaa, loona daweeyaa.
Kani waa nooca ugu badan ee kansarka sambabka. Waxuu u koraa oo u fidaa si ka gaabis badan kuwa kale.
Noocan ah kansarka sambabka waxuu u koraa oo u fidaa si ka dhakhso badan kuwa kale.

Daryeelkaaga
Dhakhtarkaaga ayaa kuu sameyn doonaa baaritaan jirka ah oo fiirin doona sambabadaada iyada oo la isticmaalayo baaritaano ay ka mid yihiin:

Sidoo kale, waxa lagaa qaadi karaa qayb yar oo ah cad iyo dheecaan (biopsy). Qaybo yaryar oo ah burada (biopsy) ayaa la qaadaa si loo ogaado nooca kansarka aad qabtid. Warkaasi waxa uu dhakhtarkaaga ka caawin doonaa in la qorsheeyo daweyntaada. Ikhtiyaarka daweynta ayaa lagaala hadli doonaa. Daweynnada ugu badan waxa ka mid ah:

Akhriso Kansarka Hunguri Mareenka oo soomaalida aad ugu badan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5500.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5500.0.html)

Haddii aad qabtid su'aalo caafimaadka ku saabsan iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)

http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)[/list]