Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaliyo on February 23, 2013, 05:02:49 PM

Title: Su'aal: Shaki uur?
Post by: Raaliyo on February 23, 2013, 05:02:49 PM
 a.s dhamaan wan idin salamayaa bacda salaan waxaan si gaar ahaan u salamayaa dhaqatarada isku taxalujiyey inay walalhooda  qanciyaan wallao waxaan idin soo gudbinayaa gabar walaasheey ah baa arin ka shaki uur qabta taas oo macanaheeda yahay gabadhaas odageeda bay is arkeenn bishii july lama wadan bay kala joogaan markaa gabdhada wadankiiay joogtay bay ku soo noqtotay cadadna si fiican uga timado wax yar ba aka yimada oo aan ahayn cadeadeedii hore tan kale calooshii baa soo weynatay hadana waxay dareentaa jug badan sidii in wax ku dhaqaqyaan dhaqatarka bay u tagatay kadi ba alaga qaaday uur ma lihid bay dhaheen hadan labada horaad aad bay u dararaeen yada waxay aminsan tahay inay uur leedahay markaa ma dhici kartaa in ay uur tahay madama ay dhaqatraka hal mar u tagtay una dhahay uur ma lihid kadida buu ka qaaday naekaa qoralkaan idinku badiyey raali ahaada uur ma la qaadi karaa  yadoo dhaqtarka dhahay ma qabtid mana qarsoomi karaa ,
Title: Re: Su'aal: Shaki uur?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2013, 10:20:54 PM
Hadii bishii July ay is arkeen odageeda, waqtiga su'aashane ay febraury tahay, waxaa ka soo wareegtay 7 bilood.
Uur todobo bilood maahan wax qarsoomi karo ama takhtarka uusan fahmi karin, ee haddii ay shakisantahay walaashaa, mar kale hala baaro, haddii danta keento xitaa hala saaro ultrasound, isagaa sheegi doono waxa barariyay caloosha haddii aysan ahayn uur.

Caafimaad ayaan idiin rajaynaynaa.