Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:50:38 AM

Title: Su'aal: Simanka in ay shanqaraan maxaa keena?
Post by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:50:38 AM
simanka in ay shanqaraan ama ku xanuunaa marka aad jimicsi sameyneyso  maxaa sababa ?
sabab ma unoon kartaa arintaas naag qabida ama naag qabid la aan calan shaan gacant biyaha lays kaga keeno
Title: Re: Su'aal: Simanka in ay shanqaraan maxaa keena?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2016, 10:20:12 PM
Simanka oo ku shanqaro waxay ku xiran tahay, tayada lafhaaga iyo seedahaaga ee kuma xirna in aad xaas leedahay iyo in kale.
Siigeysiga wuu u daran yahay caafimaadka ee ka akhriso halkaan dhibaatooyinka uu keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)