Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on June 30, 2016, 05:27:26 PM

Title: Iska baro Astaamaha Burcadda Caafimaadka.
Post by: SomaliDoc on June 30, 2016, 05:27:26 PM
(http://somalidoc.com/Topics/dhakhtarbug.png)

Bismillah..

Waxaan qoraalkaan maanta uga hadli doonaa dhibaato bulshadeena ku badan oo aysan u muuqan xal dhaw oo arintaan lagaga hotagi karo.

Dhibaatadaasi waa burcadda caafimaadka, waxay isugu jiri karaan:

Maadaama ay adagtahay in dadkaani wax laga qabto, waxaa waajib ah in dadka laga wacyi galiyo loona tilmaamo khatarta ay keeni karaan qolooyinkaan,  sida aad ku aragteenba sheekooyinkii ay asxaabta nala wadaageen.

Qoraalkaan waa wacyi galin ku aadan arrintaan annagoo ku soo gudbin doonno 10 astaamood oo aad uga shakkin kartid in aad burcad caafimaad la kulantay:

Ka taxaddar waxyaabahaan oo dadka badanaa ku qaldamaan:

Waa laga yaabaa in aan ka tagay qodobo kale oo ku saabsan qoraalkaan laakiin wixii aan soo xasuusto gadaal ayaan kaga dari doonaa, Haddii aad ka shakisan tahay xarun aad u doonan lahayd daryeel caafimaad, ka warayso dhakhtar aad ku kalsoon tahay oo magaalada kula nool ama horay u kaxayso qof aqoon caafimaad lahe xittaa hadduu yahay arday caafimaad oo marxladda tababarka isbitaalka ku jiro, way fahmi karaan astaamaha burcad caafimaadka markay la kulmaan.

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid noogu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)