Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on July 14, 2015, 03:41:19 PM
-
Su'aal: Xabadka oo god zaa'id ah,
-
Xabadka halkuu god ka yahay? Goormaane isku aragtay? Wax calaamado kale oo aad dareemayso ma jiraan?