Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on July 31, 2016, 12:28:30 PM
-
waa maxa surta ama malabka dhurdaha
faa'iido caafimaad ama faa'iido daro ma lee yahay
-
Fadlan noo faahfaahi su'aashaada si aan jawaab kaaga siinno?
-
Asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado malabka Dhurde ama Dhuunyaale ( Bombyliidae ) waxaan loo yaqaan SUR, Surta ayaan laga aqoon malabka balse aad bay uga yartahay wxuuna ku sameeyaa geedaha qaar sida Xagarka oo kale.
hadaba surta faa'iido ma leedahay sida malabka oo kale maxeysa faa'iido daro lee dahay
-
Waa cayayaan u dhaxeeyo tuqsiga iyo shinnida, dheecaanka uu sameeyane looma aqoonsano malab, mana lahan faa'iidooyinka caafimaadka ee malabka lagu yaqaano.