Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ankara on November 25, 2009, 04:41:38 PM
-
s/c dr maxaa keena wadna xanuunka sometimes kuyimaada qofka normally?
-
Bog xanuun miyaa ka wadaa?
Badanaa soomaalida wadna xanuunka waxay ula jeedaan bog xanuun?