Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anassom on October 08, 2016, 09:47:59 PM
-
Asc marka hore ,
Drka waxa rapa Ina waydiyo suashan?
Wiil mardhaw gursaday ban ahay ,
Marka xaskeyga uur ayey qaday ,
Marka xaga cafimadka muxu kaqaba ila inta loo tagi Karo qofta dumarka urka leh ,
Mahadsanid....
-
Akhriso qoraal ku saabsan jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1705.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1705.0)