Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farrah.khaliifa on February 17, 2019, 01:36:41 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababo abeebka ilmaha yar?
Post by: Farrah.khaliifa on February 17, 2019, 01:36:41 AM
Asc wllo waxn donayaa in layga caawiyo maxaa sababa abeebka ilmaha yar inuu soo noqnoqdo xitaa isago dawo qaaty waa abeebka afka thankz
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababo abeebka ilmaha yar?
Post by: SomaliDoc on November 17, 2019, 12:49:31 PM
Cabeebka waxa u keeno caruurta iyo sida loo daaweeyaba ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0)