Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayanle4383 on December 25, 2016, 10:16:24 PM

Title: Su'aal: Cystals in urine?
Post by: Ayanle4383 on December 25, 2016, 10:16:24 PM
doctor wanku salamay wad ku mahadsantahY sida wacan oo aad su.alaha noga sojawabeyso....

dr waxan rabaa in aan ku weydiyo kidney ka ayaa leyga hayay in badan marka waxa ley dhahay kadidada ayaa dhagaxmaan ku jiraan ( crystals in urine )  marka waxan rabaa in aad iga jahil bixiso crystals in urine iyo kidney stone

                     mahadsanid...
Title: Re: Su'aal: Cystals in urine?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2017, 07:49:03 PM
Crystal waaa qarsho dabiici ah oo kaadida soo raaca, waxay ka tarjumaysaa cillad kaadi mareenka ah.
Ka akhriso qoraalkaan nuucyada dhagaxaanta ama quruuruxa kilyaha iyo waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0)