Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Caydaruus on March 03, 2017, 10:58:01 AM

Title: Su'aal: Waa maxay Polycystic Kidney Disease?
Post by: Axmed Caydaruus on March 03, 2017, 10:58:01 AM
Asc dr waxaan rabaa in aad ii faahfaahiso cudurka Polycystic Kidney Disease wuxuu yhy waxa sababay calaamadahiisa iyo daawadiisa
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Polycystic Kidney Disease?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2017, 11:25:05 AM
Waa killida oo ay ka soo baxaan fiixyo aad u badan, horay ayaan uga hadalnay qoraal faahfaahsan Fiixda kilyaha ka soo baxdo ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5533.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5533.0)