Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Manayer on June 30, 2015, 02:42:20 AM

Title: Su'aal: Haar madow oo ku taallo cajirada / bawdyaha?
Post by: Manayer on June 30, 2015, 02:42:20 AM
Salaaam dhaman somali doctors , walaal waxaan inika codsanaya inad iga jahel bixisan waxan isku arkaa haar madow o ah sida in jug igu dhacday dhiig madow o kale inu fadhiyo cajirada/bawdyaha iyo gacma wana i damqanaysa hadi an taabto mana ahan wax jug igu so gaaray wana wax igu so noqnoqda mahadsanid ,
Title: Re: Su'aal: Haar madow oo ku taallo cajirada / bawdyaha?
Post by: SomaliDoc on July 03, 2015, 12:00:55 PM
Waxay noqon gartaa dhiigbax maqaarka hoostiisa, waxaana keeni karo cillad dhinaca dhiig xinjirowga ah, fadlan dhakhtar la xiriir si baaritaan laguugu sameeyo.

Fadlan halkaan ka akhriso xanuunka ugu caansan ee keena dhiigbaxa maqaarka hoostiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5592.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5592.0.html)