Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on November 03, 2017, 11:20:03 AM

Title: Su'aal: Liin dhanaanta iyo dhididka?
Post by: Kaltuun on November 03, 2017, 11:20:03 AM
asc dr waxaan rabaa in aad iiga jawaabto su aasha ah waxan maalin dhowayd aqrisanayey faaidooyinka liin dhanaanta alxmdulilaah waxyaabo badan aan tijaabiyey waan faaiday sida in qandhadu markay ku hayso aad marsan karto jirka madaxa xanuunka naqaska hargabka iyo iyado saalada hore biyo diiran lagu qasto hadaad cabto inaad hilibka iskaga ridi karto taasna wan tijabinayaa and so on
 wixii ka jirana adaa iiga jawabi doona faidoyinka aan soo sheegay
ok hadaan su aashayda ugudbo ba waxay tahy inay maqaalkaas ku jirtay in kilkisha la marsado aadan dhididayn ugu yaraan 24hours iyana wan tijabiyey waa run balse caafimaad ahaan wax ma iyeeli karta inaan dhididin intaas oo dhan madaama aan shaqeeyo aroorti ban marsada wa iska dhaqaa ma dhidido taas iiga jaahil bixi dr ilaahy ajar iyo xasanaad hakaa siiyee shukran.
Title: Re: Su'aal: Liin dhanaanta iyo dhididka?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 05, 2017, 02:24:53 PM
Liin Dhanaanta faa'idooyinkeeda horay ayaa looga hadlay hoos ka akhriso :
mahadanid


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6699.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6699.0.html)