Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on January 19, 2016, 04:37:25 PM

Title: Su'aal: Timaha garkeeyga ayaa waxaa kujiro timo gaduudan?
Post by: Ashom on January 19, 2016, 04:37:25 PM
Waad mahadsantihiin somalidoc.com
Timaha garkeeyga ayaa waxaa kujiro timo gaduudan(cas) oo u eg tin cilaan la marshay oo kale da'deeyda waxeey Ka yartahay 30
27 jir ayaa ahay ee mxaa lagu asteen karaa?
Thanks
Title: Re: Su'aal: Timaha garkeeyga ayaa waxaa kujiro timo gaduudan?
Post by: SomaliDoc on January 23, 2016, 02:26:10 PM
Waa cillad ku timaada timaha khaas ahaan kuwa garka iyo shaarabaha, waa nooc ka mid ah midab beel, waxayna isu badali kartaa cirro, waxyaabaha keeno waxaa ugu badan welwelka, fakarka iyo shaqada badan.
Waa laga yaabaa marmarka qaar inuu sidii dabiiciga ku laabato tinta, laakin midabka aad tilmaantay oo cillaanka u eg, ama boorboorka ama kaffeey waa tinta oo midabkeedii madowga ahaa ka sii tirirmayo.