Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Basma10 on March 15, 2016, 01:03:07 AM

Title: Su'aal: Miisaankayga oo i yaraanaya maxan ku kobcin karaa?
Post by: Basma10 on March 15, 2016, 01:03:07 AM
Salama aleikum dr
Suashaydu wa miisaankayga oo ai yaraanaya maxan ku kobcin karaa
Maxaadna igula talin lahayd
Title: Re: Su'aal: Miisaankayga oo i yaraanaya maxan ku kobcin karaa?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 02:20:54 PM
(http://somalidoc.com/Topics/miisaan.png)

Inkastoo dadka badankood ay na soo waydiiyaan siday cayilka iskaga ridi lahaayeen ama baruurta iskaga gubi lahaayeen, laakiin dad dhif ah ayaa raadiyo siday ku heli karaan miisaan caafimaad leh.

Fadlan raac talooyinkaan hoose si aad u heshid miisaan dabiici ah oo caafimaadka dhib ku ehayn:


In miisaan la dareemi karo ku koro waxay u baahantahay bilooyin sidaa awgeed waa in aadan dagdagin, maxaayeelay miisaanka dhakhso ku fuulo faa'ido uma lahan caafimaadka, si dhakhso ayuuna kaaga lumi karaa.

Akhriso waxa laga wado Cunno Isu-dheelli tiran: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6256.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6256.0.html)
Akhriso sida Buurnida looga hortago: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)
Akhriso dhibaatada Daawooyinka la isku caateeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6319.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6319.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)