Somali Medical Forums

General Discussions => New Members => Topic started by: Dr.Gacal on August 30, 2008, 09:57:11 AM

Title: ramadaan kareem!
Post by: Dr.Gacal on August 30, 2008, 09:57:11 AM


    dhamaan somali doctors waan idin salaamay ramadaan kareem ayaanan idin leeyahay walaalayaal sanad barwaaqeed cibaadadiisana kuwii ka faa iideysta alaha nagu daro oo naarta oog xoroobo bishan barakeysan fadligeedana waxaan dhamaanba farayaa in ducada labadiyo in ilaahey wadankeena belada dul taal nooga qaado ilaaheyna faraj kheyr qabo noo furo shacabka misaakiintaana ee abaareysana alaha u gargaaro dhibta dul saarana rabi ha uga gar gaaro walaalayaal inta buktee ina sugeysana caafimaad siiyo! maskaxdana aanku wada heyno dhamaanba.. waxaan soo dhoweynayaa dhamaan walaalaha soomaliyeed ee ku soo biiray websitekan rajeynayaana iney kana faa iideysan doonaan ugana faa ideyn doonaan walaalahooda kale! ur's feysal gacal
Title: Re: ramadaan kareem!
Post by: Geeljire on August 31, 2008, 05:09:07 PM
Seyamon maqbool, Insha'Allah!

Ramadan Kareem to everyone. Generous and merciful ramadan to all.

May you are in good and fit condition to perform fasting this year, and may Allah send good ending life to us all, amin.

Fi Amanallah,
Geeljire ~
Title: Re: ramadaan kareem!
Post by: Munim on September 01, 2008, 02:46:49 PM
ALAHU akram Welcome Dr.Gacal to somalidoc we R happy to C U in the forum.