Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bilicsan Abdi on August 27, 2015, 11:04:25 PM

Title: Su'aal: Polycystic Ovary Syndrome?
Post by: Bilicsan Abdi on August 27, 2015, 11:04:25 PM
Asc somali doctors  aad bad ugu mahadsantihiin sida aad nagu fududeysan inad naga caawisan xanuuno badan iyo fahankooda .   Wllo waxna qabaa suaal  taasi oo ah xanuunka polycystics ovary syndrome  sidee baa qofku iskaga daweynkaraa haddi uu isku arko calaamadahan sidii  baa loo daweeyaa
Title: Re: Su'aal: Polycystic Ovary Syndrome?
Post by: SomaliDoc on August 28, 2015, 10:59:47 AM
Bilicsan, haddii aad isku aragtid astaamaha xanuunkaan, waa in aad marka hore is baartaa oo aad hubisaa inuu yahay xanuunkaan, markaii la hubiyo waa in la ogaadaa heerka uu marayo xanuunka kadib ayaa daawaynta laguu sheegi karaa nooca aad u baahan tahay, midda kale daawayntu waa inuu dhakhtar kuu qoraa oo uu kula socdaa ee ma ahan daawo aad farmashiga ka soo gadanaysid.

Wixii faahfaahin ku saabsan qaabka daawada iyo noocyadoodu iyo sida loo baaro ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html)