Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Cudurrada Maqaarka => Topic started by: Omar Sheikh on January 05, 2013, 02:04:54 AM
-
waxaan rabaa in si fiican lagu sheego waxa jira xiniinta bidix waxaan ku arkey nabro oo adag markii aan riixowaa adeeg marakuu bis laado marka aan gacantakuriixo waxaa kaimaanaa ama ka soo baxaa waxa adag sida dhagax oo kale waan fami waayey waxa uu yahay maraan dhaqtara u tagay waxaa uu igu yiri waa xeer meel farii satey ma famin micnihiisa waa sida dhagaxa oo kale waa adeeg waan cad yahay maxaa daawo uah xiniin yaha waa xoqxoqaa waana ku raxeestaa markii aan xoqaayo taranka waa istaagaa waa istii oo kale fadlan iga soo jawaab
-
Waxaa haboonaan lahayd in aad la xiriirtid takhtar aqoon u leh cudurrada maqaarka iyo wixii la xiriiro isagaa kaa shaafin doono.
Badanaa cudurrada noocaan ah waxaa lagu kala sooci karaa, arkis iyo aqoon in dhakhtarka u leeyahay....