Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maimunakhalif on March 11, 2016, 06:27:06 AM

Title: Su'aal: Waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig?
Post by: Maimunakhalif on March 11, 2016, 06:27:06 AM
Asc dr waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig maryRaanr, marka qaaraa waa qeylo guux cml mana ixanuunto marka waxaan weydiin lahaa maxaa keeno dhaga qeyliska .marka qaar markaan  xididka dhagta dhinaceeda ka imanayo qabto ama farfa ku riixo qeylada wey yarani
Title: Re: Su'aal: Waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 09:01:08 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno dhagaxa guuxa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1839.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1839.0.html)