Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qalbiyare on January 26, 2019, 06:33:23 AM

Title: Su'aal: Waxa aad qiyaastay oo run noqda?
Post by: Qalbiyare on January 26, 2019, 06:33:23 AM
Asc dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh iyo dadka ku xiran page kan bacdal salaan, waxan dhakhaatirta weydin lahaa waxa dhacda mar marka qaarkood inaan wqx qiyaaso kadibnah wixii an qiyaasay ay run noqdaan markaas dadka an la joogo ima rumaysanayan oo waxay i leeeyihin sixiroole aya tahay ama wa ogeyd waxaas, tusaale qof ba waxaan oranaya intaas oo qof ba kula dhashay wiilal iyo gabdhona wa kala qiyaasaya ama qof ka inu kaligiis yahay iyo in lala joogo ayan qiyaasaya, marka arintaas ma wax iska caadi ah ba.
Title: Re: Su'aal: Waxa aad qiyaastay oo run noqda?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2019, 12:30:18 PM
Arintaasi sixir maahan, waxaa afka qalaad lagu dhahaa "Intuition", waa awood uu Alle dadka qaar siiyo taasoo iyagoo maskaxdooda adeegsanaayo ay sheegi karaan qofka kale xaalada uu ku sugan yahay iyo waxa uu dareemayo, waxaana badanaa lagu arkaa dadka leh dabciga af-gaabnida ama "introverts", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0)