Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Axmed on May 08, 2015, 08:43:24 AM

Title: Su'aal: Waa maxay cuna xanuunka?
Post by: Abdi Axmed on May 08, 2015, 08:43:24 AM
asc dhamaan docterada halkan ku sugan waan idin salaamayaa
salaan ka bacdi waxaan ka cabanayaa cuna xanuun ayaa mudo i hayay markaa hada waan ka ladnahay lkn wali wuu i xanuunayaa
waxana uu iga xanuunayaa hunguriga dhinac yadiisa
waxa kale oo mar mar dareemaa marka aan wax cunaayo in uu damqado?

ALLAA MAHAD ISKA LLEH
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cuna xanuunka?
Post by: SomaliDoc on May 11, 2015, 01:26:12 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cuna-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html)
Halkaane waa qoraal ku saabsan cudurka qumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html)

Haddii aad faahfaahin ama su'aal kale qabto waad na soo waydiin kartaa.