Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noahman on March 25, 2016, 06:47:13 PM

Title: SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?
Post by: Noahman on March 25, 2016, 06:47:13 PM
ASCWW DHAMAAN WAAN IDIN SALAAMAY, SALAAN KADIB WAXAAN DHAKHAATIIRTA  KA CODSAN LAHAA INAY BAL SI FAAHFAAHSAN WAX NOOGA BARAAN  DHIBAATOOYINKA AY KEENSAN KARTO HURDADA OO UU QOFKU NAFTIISA UU KU YAREEYO, IYADOON OG NAHAY INAAN LAGA MAARMIN HURDADA

WAAD MAHADSAN TIHIIN
Title: Re: SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:04:12 PM
Ka akhriso qoraalkaan dhibaatooyinka hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0)
Waxaa kaloo ka akrhisataa link-gaan waxa keeno hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html)