Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on February 16, 2016, 05:43:09 PM

Title: Cunnooyinka Lafaha Kabniinkooda Dadajiyo
Post by: SomaliDoc on February 16, 2016, 05:43:09 PM
(http://somalidoc.com/Topics/kabka.png)

Jabniinku waa wax ku badan caruurta, dhalinyarada iyo dadka da'da ah intaba, waxaa lagu qiyaasaa in qofka noloshiisaba uu hal jabniin soo maro badanaa.

Qofka markuu jabo waa la kabaa oo kabniin ayaa la saaraa, laakiin ma jirto daawo loo qaato in kabniinka ama bogsoshada jabka ka qeyb qaadato ama dadajiso, laakiin nasiib wanaag waxaa jiro cunnooyin eebe ugu tala galay dhisidda lafaha, talo maxay yihiin cunnooyinkaas?



Haddii aadan heli karin cunnooyinkaan aan soo tilmaamay waxaad ku dadaalaysaa cunnooyinka ay ku badan tahay Kaalsiyamka, Vitamin K iyo Vitamin C, sida aad ku ogaatidne akhriso qoraalkaan aan kaga hadlayno cunnooyinka lga helo fitamiinnada kala duwan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html)

Waa maxay waxyaabaha lafaha daciifiyo?
Waxaad ka fogaanaysaa shan shay haddii aad rabtid in lafahaaga ay xoog kuu lahaadaan, waxayna kala yihiin:

Haddiiba aadan heli karin inta aan kor ku soo xusay, jabne aad la kulantid waa muhiim in aad qaadato fitamiinada ka kooban "Kaalsiyamka, Magniisiyamta, Zinc-ga iyo Vitamin D-ga, C iyo K".

Haddii aad wax su'aal ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)