Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sakariye Sahal on January 14, 2019, 05:02:54 PM

Title: Su'aal: Dhuuxa ayaa i shubmaayo?
Post by: Sakariye Sahal on January 14, 2019, 05:02:54 PM
marka hore waan idin salaamayaa salaan kadib magacaygu waa sakariye waxaan doonayaa suaal in layga jawaabo idinkoo mahadsan suaashaydu waxay tahay dhinaca lugaha waxaan ka cabanayaa in lay sheego daawada marka qofka uu dhuuxu uu shubmo ama uu dhamaado maxaase sababa inuu shubmo qofka dhalinyarada ah maxayse sababi kartaa idinkoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Dhuuxa ayaa i shubmaayo?
Post by: SomaliDoc on August 25, 2019, 01:28:56 PM
dhuux shubanka maahan cudur gooni u taagan waa astaan ay isku arkaan dad badan oo ka cawdo xanuuno kala duwan waxaa ka mid ah xanuunada lafa xanuunka, infekshanka, cilladaha neerfaha, daalka iyo socodka badan iyo kuwa kaloo badan, taladaydu waa inaad dhakhtar la kulantaa si laguu waraysto, kadibne talo kugu habboon laguu siiyo. Caafimaad baan kuu rajaynayaa