Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on February 17, 2015, 08:00:57 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno painful heel?
Post by: Aadaar on February 17, 2015, 08:00:57 PM
Maxaa keena waxa loo yaqaan heel painful? maxaase lagu daaweeyaa?
dhaqaatiirta sharafta leh arintaan ayaa fara kulul igu haysa fadlan iga caawiya
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno painful heel?
Post by: SomaliDoc on February 18, 2015, 01:18:41 PM
Fadlan halkaan ka akhriso jawaab la mid ah su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html)
Haddii aad u baahan tahay warbixin dheeraad ah ama jawaab kale aad u baahan tahay waad na soo weydiin kartaa.