Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ridwan MF on May 16, 2020, 03:30:26 AM

Title: Su'aal: Xanuunka babaasiirta iyo saxarada?
Post by: Ridwan MF on May 16, 2020, 03:30:26 AM
Asc dr su.aashas du waxay tahay xanuunka babaasiirta marka aan saxaroonayo aad ayay igu dhib tahy marar qaarkeedna waxaan isku arkaa xab aad moodo dheecan marka wax talo inaad isiiso ayaan raba ? :) :)