Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Waran on January 04, 2019, 04:04:40 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Cord Prolapse?
Post by: Waran on January 04, 2019, 04:04:40 PM
What is cord prolapse ama xundhurta ku duuban ilmaha soo dhasha kadibna oxygen uu u baahdo
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Cord Prolapse?
Post by: SomaliDoc on May 24, 2019, 11:06:51 PM
Cord prolapse waa xariga ibida oo cunuga ka soo hormaro xilliga foosha taasoo cunuga ka marjin karto qoorta hadduu isku duuduubo, waana xaalad halis ah oo dhallaanku u dhiman karo, dhakhaatiirta badankoodne qalliin ayay sameeyaan si hooyada iyo cunugaba loo badbaadiyo.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Cord Prolapse?
Post by: Waran on May 25, 2019, 08:07:32 PM
Mahadsanid Doctor ilaahay hakaa jizaai siiyo sidaad bulshada somaliyeed ugu adeegto.


Thanks,

Waran