Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bilane on May 26, 2016, 09:37:58 AM
-
Asc Marka hore wan inI salamaya suaal ayan idin weydinaya waxan ahay qof jeexan ilmo aya la igu jeexay meshi hal qodob aya ku jiirta maxa taalo ah weyna I canuneysa thx
-
Waa in cangarigaas ama duntaas lagugu tolay lagaa furaa haddii jirka aysan dhuugin ama baab'in "Non-absorbable", Fadlan la xiriir dhakhtarka.