Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hoden on October 19, 2017, 12:28:20 PM

Title: Su'aal: Caado oon waqtigeda imaan maxa sabab u ah ?
Post by: Hoden on October 19, 2017, 12:28:20 PM
Asc dhakhtar waxn raba inan ku waydiyo su aal ah cadada oon waqtigedi iman maxa sababa waxn jira 20 sano marka is barayna urna malihi hadana cadada 2 bil iga maqan tahay wax dhakhtar lama kulmin ila hada
Title: Re: Su'aal: Caado oon waqtigeda imaan maxa sabab u ah ?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2018, 08:15:23 PM
Adigoo aan uur lahayn, haddii aad caaddada waysid waxay tilmaan u tahay cillado badan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)