Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jarrati on November 21, 2010, 11:28:08 PM

Title: Suáal: Indo-olol?
Post by: Jarrati on November 21, 2010, 11:28:08 PM
Salan bacdiged waxan dhakhtarka waydinayaa waxan ahay arday jaamacad dhigta o wakhtiga waxa uu u badanyahay akhris kadib akhriska waxan dareema indho olol (hot flashes) marka maxa dawo ah o iga cawin kara ama talo ah od iga sin karta  toward ur experience mahadsanidin.  
Title: Re: Suáal: Indo-olol?
Post by: SomaliDoc on November 30, 2010, 06:36:59 PM
Walaal la xiriir takhtar indho, halagaa cabbiro aragga.