Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaboobe on November 22, 2010, 09:20:30 PM

Title: Su'aal: Xiniinta oo bararta kaarna leh?
Post by: Gaboobe on November 22, 2010, 09:20:30 PM
scww
walaal haddii xiniinta midig bararto kaarna wadato waa maxay maxaase daawo ah.
Title: Re: Su'aal: Xiniinta oo bararta kaarna leh?
Post by: SomaliDoc on April 08, 2011, 09:20:55 PM
Halkaan ka akhriso jawaabo hore oo ku saabsan isla su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2987.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2987.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3109.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3109.0.html)

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaan.