Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein22 on May 13, 2019, 11:24:29 PM

Title: Su'aal: Waxaa mudda i xanuunaya dhabarka?
Post by: Hussein22 on May 13, 2019, 11:24:29 PM
Asc dhamaan waxaan salamayaa howl wadeenada webkaan midgaara waxaan salamayaa drka uheelan inow baahi tiro wallaalihiisa ubahan aqoonta illaahey uhibeeyay waxaan leeyahay Dr illaahey hakaa abaal Mariyo waxaan inbadan kutaxnaan balse waxaa igu adkaaday soogudbinta baahidaan qabo su aalahaan qaway qaarbadadoo kamida waan kahelay halkaan waana kaaga mahadcelinayaa intaa kadib su aalahaan qawaa wexey tahay waxaa muda ixanuunaya dhabarka iya lugta midig qeybteeda kore xagasha illa badhida dhowr Mar ayaan dhaqtar utegay raaja xitaa waaleysaaray wax cilada maqabtid ayey idheheen xanoonkina waa ihayaa masajna wey iidireen waan tegay xoogaa inaan kufiicnaanayaad moodaa midakale waxaan useexdaa dhabar dhabar lugta mudig uma jiifi karo wey ihureysaa kuleel iya xanuun isku daran marka dr adoomahadsan xanuunkaas moxow noqon karaa mahadsanid