Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Politician on December 29, 2018, 10:40:37 AM

Title: Su'aal: Xubinta taranka raga oo yaraata?
Post by: Politician on December 29, 2018, 10:40:37 AM
Asc dhakhatirta somaliyed waan niiga mahadcelinaya sida wanagsan ooo aad noogu soo gudbisan arimaha cafimadka .

Suaashan qabo waxay tahay .
Maxaa keena xubinta raga oo yarata galmada kadib galmada ka horna waynaata xiliga kacsiga? .

Maxaaase dawo u ah ?
Title: Re: Su'aal: Xubinta taranka raga oo yaraata?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2019, 09:47:16 PM
Xubinta oo shuuqda ama yaraata markay galmadu dhamaato waa arrin dabiici ah, sidoo kale markuu dareen kacsi jiro sida galmada ka hor inay bararto oo adkaato sidoo kale waa arrin dabiici ah, daawane uma baahna.