Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on April 03, 2017, 10:06:13 PM
-
DR ADIGO MAHADSN AYAA JACLAHAY IN SUAALO KU SOO WEYDIIYO MARWALBA , EEN DR KAWARAN HAMAANSIGA HADII LISKU CELIYO DHIB MIYUU KEENA?,
-
Maya, hamaansiga oo la isku celiyo wax dhib ah ma keeno, laakiin in la isku daarto waa arrin jirta ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8038.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8038.0)