Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Athnaan on April 05, 2017, 08:41:26 AM

Title: Su'aal: Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh?
Post by: Athnaan on April 05, 2017, 08:41:26 AM
Asc Somali Doc inbadan baan in salaamayaa pagekiina waa ku xiranahay waana inka faaiidaystaa ALLAHA inka ajarsiiyo,
Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh bishi todobaad baan galayaa waxaa I haysato hurdo la aan aan joogto ahayn mudo  badan anoo gabar ah baan isku arkay inaan bishi ama labadii biloodbo sadex ama labo habayn aan si fiican u seexan hada waayadan inti toban casho ah habayna waan seexdaa habayna ma seexdo waxaan u cabsaday ilmahayga yar iyo naftaydabo inaan wax ku noqdo waxaan marka maxa igula talin lahayd? Aniga iyo ilmahaygu hurda la aantaas wax ma inoo dhibaysaa? Please jawaab dagdag ah aan inka helo waan u baahi qabaa taladiina mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh?
Post by: SomaliDoc on July 17, 2017, 12:48:40 PM
Waa sida aad sheegtay hurdo la'aanta ama hurdo xumida uma fiicna caafimaadka qofka khaasatan hooyadu marka ay uur leedahay, ka akhriso link-gaan waxyaabaha keeno hurdo xumida iyo talooin kuu sahli kara inaad hurdo raaxo leh heshid Ilaahay idinkiis: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)