Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on June 18, 2016, 01:05:14 PM

Title: Su'aal: Ninka ragga ah in ay bowdada weynaato?
Post by: Maxamedxaan on June 18, 2016, 01:05:14 PM
asc all doctars waxaan rawaa inaad iga jaahil bixisaan maxaa keeni kara ayaad isleedihiin ninka ragga ah in ay bowdada weynaato ama cajarada korna uu u yaraado mawaxaa keeni kara cuntoo yinka aan  isku dheeli tiraneyn
Title: Re: Su'aal: Ninka ragga ah in ay bowdada weynaato?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2016, 02:34:51 PM
Qaabka jirka u koro way kula duwan yihiin bini'aadanka waana wax la xiriiro hidda-wadaha qofka ee ma ahan wax cunno ku xiran, waxay kaloo ku xiran tahay isu-dheellitirka hormoonada qofka.