Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on July 14, 2015, 05:14:21 AM

Title: Su'aal: Jelqing ama milking ?
Post by: Ashom on July 14, 2015, 05:14:21 AM
Asc . ciid wanaagsan 2015
 Ugu horeeyn waxaa mahadsan Allah nasiiyay nimca kasto
 Marka xigto waxaa mahadsan dhakhaatiirta

 Su'aasheeyda waxeey tahay wax loo yaqaan jelqing ama milking .
 Barnaamij kaas (jelqing) wax dhibaato ah makeeni karaa ? Hadoo keenase maxoo noqon karaa dhibaatadaas ama dhibkiisu waa nuucee?

Mase jiraa  jelqing oo wax dhab ah ma yihiin oo dhakhaatiirtu baaris ku sameeysay?

5.5 inches  waaye  waxaan rabaa in aan ka dhigo 6.5
 Ma iga caawin karaa jelqing?
 Sababtoo ah marabo in aan isticmaalo dawo ama   bam wax la mid ah
 Thank you
Title: Re: Su'aal: Jelqing ama milking ?
Post by: SomaliDoc on July 18, 2015, 02:52:57 PM
Ashom, halkaan ka akhriso labo qoraal ah oo ku saabsan su'aashaada:
1- Jelqing / Milking: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html)
2- Weynaynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html)

Wixii su'aalo dheeraad ah markaa akhrisatid labadaas qoraal i soo waydii insha'llah.