Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Choukri on March 28, 2015, 06:14:33 PM

Title: Su'aal: Finan iiga soo baxa indhaha hosta iyo korkoda?
Post by: Choukri on March 28, 2015, 06:14:33 PM
asc dhamantin bahdaah cafimaadka bogan somalia medical forum dhamantin waan idiin mahad celinayna hadan nahay dadka somalia melkasto joogno .wll waxan rabaah inana idiin waay diyo su:aashayda ahaa waaxa iga soo bahah indhahaa fiinana oo dhiibwaayn igu haayah waxayna iga soo bahan hoos iyo kor dheebtay igu haayn waax kaa miida inaay ada iyo ada uu buurnadan iyo xanuun badan iyo ilmoo madaha xanuun badan ayaan darema maarka dhoorjeer ayaan dhakhtar uu tagaay waxay isoo siyeen dawoyin ann kuu shuubo iyo tuu ann mariyo waxbana igama taran dhaman tood haad labaada indhood waay igaga yalan ee wll haad markay kayaben indhahay geey waxay igu yedhaden qaalniin ayaan kuu samayna naaha ee wlll qalitan kaa waah dhiiba maleyin mise waax dheeba maa jiirto bishaa 4 dheexdeda ayaay iqabten ; wll waxan idiinka bahanay taaalo iyo tiiy dhakhtar nimoo wll wana idin mahadceliiy dhamantin .byyyyyyyyyyyy
Title: Re: Su'aal: Finan iiga soo baxa indhaha hosta iyo korkoda?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2015, 04:06:00 PM
Qalliinka lagugu sameynayo magacisia ma laguu sheegay? Halkee ayuuna nabraha kaaga soo bixi jireen?

Haddii aad noo sheegtid xanuunka lagaa qalayo magaciisa ama nooca qalliinka lagugu sameynaayo waan kula talin karnaa.