Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr.Barkhadle on September 27, 2009, 10:49:30 PM

Title: Su,aal Ku saabsan Dhega xanuunka ?
Post by: Dr.Barkhadle on September 27, 2009, 10:49:30 PM
Walaalayal xanuunka dhega xanuunka maxaa keena maxaase lagu daweeya bal arrinta ha layga jaahil saaro dhegahaa i dilaacaye ?
Title: Re: Su,aal Ku saabsan Dhega xanuunka ?
Post by: SomaliDoc on September 29, 2009, 11:11:27 AM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan suáshaada
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0)