Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gacalsame on March 08, 2016, 08:09:57 PM

Title: Su'aal: Tallaalka cagaarshowga?
Post by: Gacalsame on March 08, 2016, 08:09:57 PM
asc dhamaan dhakhaatiirta waan u mahad celinaa
waxaan weydiin rabaa waxaan jooga awadanka angola waxaa ka dilaacay cudurka cagarshowga dadkii oo dhan isbitaalada ayeey yaalaan qabuurtiina ka badan oo maalin walba 2-3 ayaa la aasayaa ka dib waxaa magaalada soo galay daawo la leeyahay waa talaal taas ayaan qaatay warqad 10 sano ku qoran tahay ayeey i siiyeen ee maxay tahay daawadaa mise wax kale oo dhiman ayaa jiro ilaa 10 sano laga gaaro wax talaal ah ma qaadan karo sow maahan 
Title: Re: Su'aal: Tallaalka cagaarshowga?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 12:02:33 PM
Xanuunkaan ma ahan cagaarshow-gii ay soomaalida taqaanay ee halkaan ka akhriso waxa uu yahay iyo tallaalka aad qaadatay intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6705.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6705.0.html)