Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on December 27, 2012, 03:13:28 PM

Title: Su'aal: Xasaasiyadda ma la isku daaran karaa?
Post by: CilmiSabca on December 27, 2012, 03:13:28 PM
Asc.
Dhakhtar, Allergyga ma isku daaran karaan;
* lammaanayaasha
* ilmaha iyo hooyada ay nuugaan
* dadka dhiigga kala shubta IWM.
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyadda ma la isku daaran karaa?
Post by: Yusra on December 29, 2012, 10:43:39 AM
wc.ww.marka hore dhaqtar ma ihi.lkn hadan iskudayo suashan
 lamanayasha ma isku gudbin karan allergic
lkn hooyada cunug way ugudbinkartaa.
dadka dhiiga kalushubta waa isku gudbin karan maxayelay dhiiga waxaa uu yeeshay protein kasoo horjeeda oo ladagalama waxa keenaya allergica hadii lagashubo qof ama meelkale wuu lahaanayaa proteinkas kasoo horjeeda.

dhaqatrirta aan kasugno jawabta saafi ah.
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyadda ma la isku daaran karaa?
Post by: SomaliDoc on January 02, 2013, 10:39:43 PM
Allergia ama xasaasiyadda waa la kala dhexlaa, laakiin la isma qaadsiiyo oo maahan cudur faafo.
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyadda ma la isku daaran karaa?
Post by: CilmiSabca on January 02, 2013, 11:26:26 PM
Mahadsanid Doctor.