Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on November 28, 2019, 02:16:33 PM
-
Asc.
Bacda salaam, waxaan rabaa inaan wax ka ogaado iyo wuxuu yahayba "persecutory delusional disorder" daweynta ugu fudud ee qofkaan loo fidin karo maxey noqon kartaa?