Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdifitahisburaash on April 20, 2018, 11:57:13 AM

Title: Su'aal: Kala korinta Ilmaha? !!
Post by: Abdifitahisburaash on April 20, 2018, 11:57:13 AM
ASC waxaan si balaaran ugu mahadcelinaya dhakhatirta iyo maamulka mareegtan.
waxan ahay Abbe doonaya inuu Ubadkiisa kala koriyo , Anago gudanayna rabitankayaga jinsiyeed .

dabcan ilmuhu waa nimco Alle bixiyo lkin kala korintuna waa u mihiim cid-walba, walidka iyo ilmaha laftoda .

ma jiraan wax naga caawin kara HABKA? oo an lahayn dhibato cafimad .

Hadayse jiran side loga heli kara wadankena ? 
                                                                        MARKALE WAAD MAHADSANTIHIIN!!
Title: Re: Su'aal: Kala korinta Ilmaha? !!
Post by: SomaliDoc on December 20, 2018, 10:14:11 PM
Qoraal ayaan ku faahfaahinnay qaabaka looga hortago uurka si caruurta loo kala koriyo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0)