Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on June 02, 2016, 10:40:00 PM

Title: Su'aal: Dawada Malaariyo?
Post by: Ashom on June 02, 2016, 10:40:00 PM
Qof ka dumar ka hadii oo cuno dawo malaariyo uur maqaadi karaa
Title: Re: Su'aal: Dawada Malaariyo?
Post by: SomaliDoc on June 18, 2016, 01:49:33 PM
Way qaadi kartaa, laakiin haddii ay uur leedahay daawooyinka qaar lama siin karo ee dhakhtarka la tasho.